Dhabar Adeyg - Ibraahin Aw-Xasan Ismaaciil - Bøger - Hiil Press - 9781648264603 - 23. juni 2020
Ved uoverensstemmelse mellem cover og titel gælder titel

Dhabar Adeyg

Ibraahin Aw-Xasan Ismaaciil

Pris
DKK 193

Bestilles fra fjernlager

Forventes klar til forsendelse 15. - 23. jul.
Tilføj til din iMusic ønskeseddel
Eller

Dhabar Adeyg

Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin. Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day, balwad jooji, ama caado cusub abuur, waxa aad dareemi xanuun iyo xasillooni la'aan; sababtoo ah, isbeddelku waa guurid aad ka guurayso xaalad, una guurayso xaalad kale. Qof kasta, ayaa u baahan isbeddel. Ma jiro qof odhan kara, anigu qimmaddii ayaan gaadhay dhan walba nolosha. Si gaar ah, waxa u baahan, qof iska war qaba, kuna baraarugsan qaybaha noloshiisa, kolba meesha liidata iyo meesha kale.

Medie Bøger     Paperback Bog   (Bog med blødt omslag og limet ryg)
Udgivet 23. juni 2020
ISBN13 9781648264603
Forlag Hiil Press
Antal sider 146
Mål 152 × 229 × 9 mm   ·   222 g
Sprog Afrikaans